0

maxmaas

m l (-syo, m.dh)

Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.

0

maxmil

m l (-llo/-xaamil, m.dh)

1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.

0

maxmilan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Wax maxmil lagu qabtay ahaansho (libaax-badeed).

0

maxmilid

m f dh

Eeg: maxmil²

0

maxmilnaan

m f dh

ld maxmilnaansho.

0

maxmilnaansho

m l

/dh ld maxmilnaan.

0

maxmiyad

m dh (-do, m.l)

(juqr.) Degaan ay sameeyeen dad ka soo fogaaday dalkii ay u dhasheen; degaanka cusubi sida caadiga ah waa mid aan hore loo degganeyn amase loo degganaa si teel-teel ah.

0

maxsuul-aayooneed

m l (-yo, m.dh)

(kiim.) Taranta ribnaannada: kw = [ H+ ] [ OH- ] ee biyaha oo ka dhalatay ayoonoobidda xaddi yar oo biyo ah.

0

may

diid. ld maya.

0

maya

diid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.

0

mayaay

m l

Eeg: mayay¹

0

mayaayid

m dh

Eeg: mayayid

0

mayac

m l

1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.

0

mayacsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.

0

mayacsanaan

m f dh

ld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.

0

mayacsanaansho

m l

/dh ld mayacsanaan.

0

mayal

m l (-llo, m.dh)

Siddada gaashaanka.

0

mayay

m l (-llo, m.dh)

Roob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.

0

mayayid

m f dh

ld mayaayid.

0

mayddi

m l

/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.

0

maydhaamad

m l

Eeg: maydhaamasho

0

maydhaamasho

m f dh

ld maydhaamad.

0

maydhaami

f g2 (-iyay, -isay)

Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.

0

maydhaamid

m f dh

ld maydhaan¹ (3).

0

maydhaamin

m f dh

ld maydhaamis.

0

maydhaamis

m l

Eeg: maydhaamin

0

maydhaamo

f g3 (-aantay, -aamatay)

Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.

0

maydhaan

m l

1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.

0

maydhax

m dh (-xo, m.dh)

(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.

0

maydicid

m f dh

ld manyicid.

0

maye

e we

Eeg: mee

0

mayici

f g2 (-iyay, -isay)

1. Caano mayac ka dhigid. 2. Cid kibrin.

0

mayicid

m f dh

ld manyicid.

0

mayicin

m f dh

ld manyicin.

0

maykarafoon

m l (-nno, m.dh)

Qalab tamarta jabaqda u beddesho tamar danab. Waa qaybta ugu horreysa ee telefoonnada iyo war baahiyayaasha.

0

mayl

m l (-lal, m.l)

Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4).meecaad¹

0

mayl-badeed

m l (-lal ..., m.l)

(juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.

0

mayl-juqraafi

m l (-lal ..., m.l)

(juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.

0

mayli

f g2 (-iyay, -isay)

Dherer inta mayl ee uu yahay xisaabid.

0

mayliin

m dh (-no, m.dh)

Eeg: maayliin

0

maylin

m f dh

Eeg: mayli

0

mayllin

m l (-imo/-inno, m.l/dh)

1. Bir caarad dhuuban oo wax mudda. 2. Bir yar oo indhakuusha lagu marsado.

0

mayoonge

m l

Xasharaad yaryar, duula, oo quuta dhacaanka ubaxa, dadka iyo duunyadaba dhiba.

0

mayr

m dh

Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.

0

mayrac

m l

Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.

0

mayracad

m l

Eeg: mayracasho

0

mayracasho

m f dh

ld mayracad.

0

mayracid

m f dh

ld mayricid.

0

mayraco

f g

/mg3 (-cday, catay) 1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).

0

mayran

f mg1 (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.

0

mayraq

m l (-qyo, m.dh)

Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).

0

mayraqsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof aad u jilicsan ahaansho.

0

mayraqsanaan

m f dh

ld mayraqsanaansho.

0

mayraqsanaansho

m l

/dh ld mayraqsanaan.

0

mayrasho

m f dh

Eeg: mayro²

0

mayrax

m dh (-xo, m.l)

Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.

0

mayraxsad

m l

Eeg: mayraxsasho

0

mayraxsasho

m f dh

ld mayraxsad, mayraxsi.

0

mayraxsi

m l

Eeg: mayraxsasho

0

mayraxso

f g3 (-saday, -satay)

Mayrax diirasho.

0

mayricid

m dh

Eeg: mayracid

0

mayrid

m f dh

ld mayrniin.

0

mayrmid

m f dh

Eeg: mayran¹

0

mayrnaan

m f dh

ld mayrnaansho.

0

mayrnaansho

m l

/dh 1. eeg mayrnow. 2. ld mayrnaan.

0

mayrniin

m l

Eeg: mayrid

0

mayrnow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Wax la maray noqosho.

0

mayro

m dh

Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.

0

mayruuf

m l

Daal iyo rafaad.

0

mayruufi

f g2 (-iyay, -isay)

Daal iyo rafaad badid (nafley).

0

mayruufid

m f dh

ld mayruufis².

0

mayruufin

m f dh

ld mayruufis¹.

0

mayruufis

m l

Eeg: mayruufin

0

maysiiliyam

m l (-myo, m.dh)

(bot.) Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.

0

maytokondoriya

m l (-ooyin, m.l)

(baay.) Dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.

0

maytoosis

m l (baay.)

Qaybsanka unugga si uu u sameeyo laba unug oo mataanaysan oo mid kastaa leeyahay bu' ay ku jiraan tiro isku mid ah oo isku nooca oo koromosoomya ah, sida unugga ay ka yimaadeen.

0

med

m l

Eeg: mad¹

0

medan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Eeg: madan

0

medid

m dh

Eeg: madid

0

mednaan

m dh

Eeg: madnaan

0

mednaansho

m l

/dh ld madnaan.

0

mee

e we (meedey; meeye/maye)

Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.

0

meecaad

m l

Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.

0

meecaadi

f g2 (-iyay, -isay)

Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).

0

meecaadid

m f dh

Eeg: meecaad³

0

meecaadin

m f dh

Eeg: meecaadi

0

meecaadsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho.

0

meecaadsanaan

m f dh

ld meecaadsanaansho.

0

meecaadsanansho

m l

/dh ld meecaadsanaan.

0

meeday

e we dh

Eeg: mee

0

meedulla

m dh (c.nafl.)

Qaybta gudaha ku taal ee xubin ama sooh marka ay ka duwantahay qaybta xagga dibedda xigta ee islaxubintaas ama isla soohaas gaar ahaan kelyaha, qanjir kelyodyada iyo qanjirrada liinfada (qanjir-liinfoodyada).

0

meegaar

m l

Eeg: maageer¹

0

meegaaran

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: maageeran

0

meegaarasho

m dh

Eeg: maageerasho

0

meegaarid

m dh

Eeg: maageerid

0

meegaarnaan

m dh

Eeg: maageernaan

0

meegaarnansho

m l

/dh ld maageernaan.

0

meegaaro

f g3 (-rtay, -ratay)

Eeg: maageero

0

meegaarsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: maageeran

0

meegaarsanaan

m dh

Eeg: maageernaan