Qaamuuska Asalka
maxmil
(-llo/-xaamil, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
