Qaamuuska Asalka
maageer
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
Erayo la-mid ah
maag1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.maag1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.maageeranKu m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld…maageerashold meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.maageeridld meegaarid, waageerid, weegaarid.maageernaanld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.maageernaansho/dh ld maageernaan.maageeroMeel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, …

