Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maageerasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.

Erayo la-mid ah

maag1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.maag1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.maageerDeyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waage…maageerDhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weega…maageeranKu m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld…maageeridld meegaarid, waageerid, weegaarid.maageernaanld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.maageernaansho/dh ld maageernaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms