Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maageeran

(-rmay, -rantay)
Falmg1

Macnaha

Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran, waageersan.

Erayo la-mid ah

maag1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.maag1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.maageerDeyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waage…maageerDhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weega…maageerashold meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.maageeridld meegaarid, waageerid, weegaarid.maageernaanld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.maageernaansho/dh ld maageernaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms