Qaamuuska Asalka
maag
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.
Erayo la-mid ah
maageerDeyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waage…maageerDhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weega…maageeranKu m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld…maageerashold meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.maageeridld meegaarid, waageerid, weegaarid.maageernaanld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.maageernaansho/dh ld maageernaan.maageeroMeel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
