Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maageero

(-rtay, -ratay)
Falg3

Macnaha

Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.

Erayo la-mid ah

maag1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.maag1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.maageerDeyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waage…maageerDhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weega…maageeranKu m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld…maageerashold meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.maageeridld meegaarid, waageerid, weegaarid.maageernaanld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms