Qaamuuska Asalka
maytokondoriya
(-ooyin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.

