Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maydhax

(-xo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.

Erayo la-mid ah

mayddi/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax…mayddiNooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.maydhaamashold maydhaamad.maydhaamiXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.maydhaamidld maydhaan¹ (3).maydhaaminld maydhaamis.maydhaamoXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.maydhaan1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu r…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms