Qaamuuska Asalka
mayddi
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
Erayo la-mid ah
maydhaamashold maydhaamad.maydhaamiXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.maydhaamidld maydhaan¹ (3).maydhaaminld maydhaamis.maydhaamoXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.maydhaan1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu r…maydhaan1. Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid. 2. Xoolo la xa…maydhax(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cun…

