Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maydhaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.

Erayo la-mid ah

mayddi/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax…mayddiNooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.maydhaamashold maydhaamad.maydhaamiXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.maydhaamidld maydhaan¹ (3).maydhaaminld maydhaamis.maydhaamoXoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.maydhax(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cun…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms