Qaamuuska Asalka
may
Macnaha
diid. ld maya.
Erayo la-mid ah
mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayac1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².mayac1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir.…mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaanld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.mayacsanaansho/dh ld mayacsanaan.mayalSiddada gaashaanka.mayayRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.

