Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mayay

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Roob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.

Erayo la-mid ah

mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayac1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir.…mayac1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaanld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.mayacsanaansho/dh ld mayacsanaan.mayalSiddada gaashaanka.mayayidld mayaayid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms