Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mayal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Siddada gaashaanka.

Erayo la-mid ah

mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayac1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir.…mayac1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaanld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.mayacsanaansho/dh ld mayacsanaan.mayayRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.mayayMaalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms