Qaamuuska Asalka
mayacsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld mayacsanaan.
Erayo la-mid ah
mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayac1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir.…mayac1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaanld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.mayalSiddada gaashaanka.mayayRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.mayayMaalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².

