Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mayacsanaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.

Erayo la-mid ah

mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayac1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir.…mayac1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaansho/dh ld mayacsanaan.mayalSiddada gaashaanka.mayayRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.mayayMaalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms