Qaamuuska Asalka
mayac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.
Erayo la-mid ah
mayadiid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.mayacsanWax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld…mayacsanaanld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.mayacsanaansho/dh ld mayacsanaan.mayalSiddada gaashaanka.mayayRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.mayayMaalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².mayayidld mayaayid.

