Qaamuuska Asalka

mayl-juqraafi

(-lal ..., m.l)
MagacLafdheeri

(juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.