0

maalnaan

m f dh

ld maalni.

0

maalni

m dh

Eeg: maalnaan

0

maalniin

m l

Eeg: maalid

0

maalooti

m l

1. ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab. 2. M. ah: qof waxmatara ah.

0

maalqabeen

m l (-nno, m.dh)

Qof hanti badan leh.

0

maalqabeennimo

m dh

Qof maalqabeen ah ahaansho.

0

maalsii

f lg2 (-iiyay, -iisay)

Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.

0

maalsiin

m f dh

Eeg: maalsii

0

maami

f g2 (-iyay, -isay)

1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.

0

maamin

m f dh

ld maamis.

0

maamis

m l

Eeg: maamin

0

maammul

m l

1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.

0

maammulan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.

0

maammulasho

m f dh

ld maamulasho.

0

maammule

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.

0

maammulid

m f dh

ld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.

0

maammulnaan

m f dh

ld maammulnaansho, maamulnaan, maamulnaansho.

0

maammulnaansho

m l

/dh ld maammulnaan.

0

maammulo

f g3 (-ushay, -ulatay)

Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.

0

maammulxumo

m dh

Hab aan wanaagsanayn oo hawl loo fuliyo. ld maamulaxumo.

0

maamul

m l

Eeg: maammulid

0

maamulan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Eeg: maammulan

0

maamulasho

m dh

Eeg: maammulasho

0

maamule

m l

Eeg: maammule

0

maamulid

m dh

Eeg: maammulid

0

maamulnaan

m dh

Eeg: maammulnaan

0

maamulnaansho

m l

/dh ld maammulnaan.

0

maamulo

f g3 (-ushay, -ulatay)

Eeg: maammulo

0

maamulxumo

m dh

Eeg: maammulxumo

0

maamuus

m l

Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.

0

maamuusid

m f dh

ld naamuusid.

0

maamuusiyad

m dh (-do, ml.)

Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.

0

maamuusjab

m l

Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.

0

maamuusjebi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid sharafta ka qaadid. ld naamuusjebi.

0

maamuusjebid

m f dh

ld naamuusjebid.

0

maamuusjebin

m f dh

ld naamuusjebin.

0

maan

m l

Awoodda garashada ee qof leeyahay.

0

maanac

m l

1. Diidmo, oggolaansho la'aan. 2. ld maanicid.

0

maanacan

f mg4 (-cnaa, -cnayd)

Wax la mamnuucay ahaansho.

0

maanacnaan

m f dh

ld maanacnaansho.

0

maanacnaansho

m l

/dh ld maanacnaan.

0

maanayeyn

m f dh

Eeg: maanyee

0

maandha

u j

Eeg: maandhay

0

maandhaaf

f g1 (-fay, -ftay)

Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

0

maandhaafid

m dh

ld maandhaaf¹.

0

maandhay

u j

Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.

0

maandhe

u j

Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.

0

maandhow

u j

Eeg: maandhe

0

maandoobid

m f dh

Eeg: maandow²

0

maandoori

f g2 (-iyay, -isay)

1. Cid maankeeda beddelid.2. Qof sakhraamin.

0

maandoorin

m f dh

Eeg: maandoori

0

maandooriye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.

0

maandoorsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof).

0

maandoorsanaan

m f dh

ld maandoorsanaansho.

0

maandoorsanaansho

m l

/dh ld maandoorsanaan.

0

maandow

m l kh

M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.

0

maanfoos

m l

Eeg: maafoos

0

maangaab

m l

Qof caqli iyo garaad yar.

0

maangaaban

f mg4 (-bnaa, -bnayd)

Qof wax caqli yar ahaansho.

0

maangaabi

m dh

Caqli iyo garaad yaraan; maangaab ahaansho. ld maangaabnimo.

0

maangaabnaan

m f dh

ld maangaabnaansho.

0

maangaabnaansho

m l

/dh ld maangaabnaan.

0

maangaabnimo

m dh

Eeg: maangaabi

0

maangad

m l

Arrin adag oo caqliga ka weyn.

0

maangadid

m f dh

Eeg: maangad²

0

maangal

m l kh

M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.

0

maangalnimo

m dh (fals.)

Aragti falsafadeed oo amminsan in maanku ama caqligu uu yahay shuruudda ugu muhimsan wax garasho kasta.

0

maanganiis

m l (-yo, m.dh)

(kiim.) Summad Mn. Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, una jira dabiici ahaan ogsaydh ahaan sida bayroolusayt (MnO). Waxaana loo adeegsadaa sameynta birdhafyada istiilka iyadoo laysku darayo bayroolusayt iyo xadiid laguna gubayo marraaq-danabeed.

0

maangarad

m l

Eeg: maangarasho

0

maangarasho

m f dh

ld maangarad.

0

maangaro

f g3 (-rtay, -ratay)

1. Qof wax uu rabo isaga oo aan sheegin fahmid. 2. Arrin laga hadlay dulucdeeda fahmid.

0

maanicid

m f dh

ld maanac¹ (2).

0

maankaal

m l

Gufurka ka soo baxa sisinta marka la shiido, oo xooluhu cunaan. ld maakaal.

0

maanlaawe

m l (-wayaal, m.l/dh)

Nin aan caqli badan lahayn.

0

maanlaay

m dh

Haweenay an caqli badnayn.

0

maanomitir

m l (-rro, m.dh)

(fiis.) Qalab lagu cabbiro cadaadiska.

0

maanqaad

f g1 (-day, -dday)

Cid maankeeda lumin.

0

maanqaadid

m f dh

maareysnaansho

0

maansabooli

m l

1. Qof sheegta maanso uusan curinin. 2. ld maansabooliyid.

0

maansabooliyid

m f dh

ld maansabooli¹ (2).

0

maansayahan

m l

Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.

0

maansayn

m f dh

Eeg: maansee

0

maansee

f mg2 (-seeyay, -saysay)

Maanso tirin.

0

maansha

xi. ld maasha.

0

maanso

m dh (-ooyin, m.l)

Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.

0

maansoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Maanso tirin; gabyid. ld maansee.

0

maansood

m f l

Eeg: maansoo

0

maanta

fk. ld maan² (2).

0

maantay

fk. ld maan².

0

maantomaanto

m dh

Sheekoxariir carruurta iyo dhallinyaradu isku maaweeliyaan.

0

maantoolayn

m f dh

Eeg: maantoolee

0

maantoolaysad

m l

Eeg: maantoolaysasho

0

maantoolaysasho

m f dh

ld maantoolaysad, maantoolaysi.

0

maantoolaysi

m l

Eeg: maantoolaysasho

0

maantoolayso

f mg3 (-stay, -satay)

Maantoole ku sheekeysasho.

0

maantoole

m l

Sheekooyin (hore) aan dhicin oo carruurta lagu maaweeliyo.

0

maantoolee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Maantoole sheegid.

0

maanyar

f mg4 (-raa, -rayd)

Qof caqliyar ahaansho.

0

maanyaraan

m dh

ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.

0

maanyaraansho

m l

/dh ld maanyaraan.