Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maammul

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.

Erayo la-mid ah

maami1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.maaminld maamis.maammulanWax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.maammulashold maamulasho.maammule1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka …maammulidld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.maammulnaanld maammulnaansho, maamulnaan, maamulnaansho.maammulnaansho/dh ld maammulnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms