Qaamuuska Asalka
maammulan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.
Erayo la-mid ah
maami1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.maaminld maamis.maammul1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.maammulHawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².maammulashold maamulasho.maammule1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka …maammulidld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.maammulnaanld maammulnaansho, maamulnaan, maamulnaansho.

