Qaamuuska Asalka
maammule
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
Erayo la-mid ah
maami1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.maaminld maamis.maammul1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.maammulHawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².maammulanWax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.maammulashold maamulasho.maammulidld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.maammulnaanld maammulnaansho, maamulnaan, maamulnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
