Qaamuuska Asalka
maami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.
Erayo la-mid ah
maaminld maamis.maammulHawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².maammul1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.maammulanWax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.maammulashold maamulasho.maammule1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka …maammulidld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.maammulnaanld maammulnaansho, maamulnaan, maamulnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
