0

magoolayaal

m dh u (bot.)

Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.

0

magooli

f mg2 (-iyay, -isay)

Eeg: magool²

0

magoolid

m f dh

ld magoolin.

0

magoolin

m dh

Eeg: magoolid

0

magubte

m l (-tayaal, m.l/dh)

Walax ka samysan maaddo aan dhaqso dabku u karin.

0

magudbe

m l (-bayaal, m.l/dh)

Qof imtixaan ku dhacay.

0

magungi

m l

Nooc mallaayga ka mid ah lahna qaab mas, oo aan la cunin.

0

maguug

m dh

1. Huummaag (qof meel fog jooga). 2. M. ah: xoolo xul ah.

0

maguuji

f g2 (-iyay, -isay)

Wax tuuryo meel ku gaarsiin.

0

maguujin

m f dh

Eeg: maguuji

0

magwadaag

m dh

Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana.

0

magwadaagid

m dh

Eeg: magwadaag¹

0

mahabe

m l (-bayaal, m.l/dh)

1. Weel aan biyaha ka dusaynin. 2. Ciid aan si fudud biyaha u dhuuqayn.

0

mahad

m dh

Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.

0

mahadceli

f g2 (-iyay, -isay)

U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.

0

mahadcelin

m f dh

Eeg: mahadceli

0

mahadho

m dh (-ooyin, m.l)

1. Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin. 2. Sheeko.

0

mahadi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid abaal ay gashay u shugriyid.

0

mahadin

m f dh

ld mahadis.

0

mahadis

m l

Eeg: mahadin

0

mahadnaq

m l

1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.

0

mahadnaqid

m dh

Eeg: mahadniqid

0

mahadniqid

m f dh

ld mahadnaq¹ (2), mahdnaqid.

0

mahadsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la mahadiyey ahaansho.

0

mahadsanaan

m f dh

ld mahadsanaansho.

0

mahadsanaansho

m l

/dh ld mahadsanaan.

0

mahadsanid

e d

Erey qofkii wax wanaagsan sameeya lagu yiraahdo, isaguna uu kolkaas yiraahdo: “Adaa mudan!”.

0

mahar

m l

Eeg: meher

0

mahari

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: meheri

0

maharin

m dh

Eeg: meherin

0

maharsad

m l

Eeg: mehersasho

0

maharsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: mehersan

0

maharsanaan

m dh

Eeg: mehersanaan

0

maharsanaansho

m l

/dh ld mehersanaan.

0

maharsasho

m dh

Eeg: mehersasho

0

maharso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: meherso

0

mahasho

m dh

Eeg: muhasho

0

mahayammoog

m l

Dhallaan aan weli garaad yeelaan; sebi. ld mahayammooge.

0

mahayammooge

m l

Eeg: mahayammoog

0

mahaysato

m dh u

Dad aan hanti ku filan haysan; sabool. ld maxaysato.

0

mahdab

m dh

Eeg: mad-hab

0

mahdar

m l (-rro, m.dh)

Musqul; suuli.

0

mahdi

m l

1. Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono. 2. Barwaaqo.

0

mahersi

m l

Eeg: mehersasho

0

mahiib

m l

Eeg: mihiibid

0

mahiibi

m dh

Eeg: mihiibi

0

mahiibid

m dh

Eeg: mihiibid

0

mahiibin

m dh

Eeg: mihiibin

0

mahiibsasho

m dh

Eeg: mihiibsasho

0

mahiibsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Eeg: mihiibsi

0

mahiibsiin

m dh

Eeg: mihiibsiin

0

mahiibso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: mihiibso

0

mahiigaan

m l kh

M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.

0

mahiigaannimo

m dh

Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.

0

mahiiggaan

m l

Eeg: mahiigaan

0

mahiiggaannimo

m dh

Eeg: mahiigaannimo

0

maho

f mg3 (-hday, -hatay)

Eeg: muho

0

mahrajaan

m l (-nno, m.dh)

1. Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm. 2. Magac xiddig.

0

mahuraan

m l kh

M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.

0

majaajilee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: majaajillee

0

majaajileyn

m dh

Eeg: majaajilleyn

0

majaajillee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Majaajillo samayn. ld majaajilee.

0

majaajilleyn

m f dh

ld majaajileyn.

0

majaajillo

m dh (riw.)

Ereyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld majaajilo.

0

majaajilloo

f mg3 (-ooday, -ootay)

(riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.

0

majaajillood

m f l

ld majaajillood.

0

majaajilo

m dh

Eeg: majaajillo

0

majaajiloo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: majaajilloo

0

majaajilood

m l

Eeg: majaajillood

0

majaalis

m dh w

Eeg: majilis

0

majaaniin

m dh w

Eeg: majnuun

0

majabbaxsad

m l

Eeg: manjabbaxsasho

0

majabbaxsasho

m dh

Eeg: manjabbaxsasho

0

majabbaxsi

m l

Eeg: manjabbaxsasho

0

majabbaxso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: manjabbaxso

0

majabbixsasho

m dh

Eeg: manjabbaxsasho

0

majabe

m dh

1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid. 2. M. ah: aan jabin; aad u adag.

0

majagoror

m l

Eeg: manjagororid

0

majagorori

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: manjagorori

0

majagororid

m dh

Eeg: manjagororid

0

majagororin

m dh

Eeg: manjagorin

0

majagororsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: manjagororsan

0

majagororsanaan

m dh

Eeg: manjagororsanaan

0

majagororsanaansho

m l

/dh ld manjagororsanaan.

0

majallad

m dh (-do, m.l)

Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.

0

majallad.

ld maqaal, maqaalo.

0

majaqaris

m l

M. ah: biyo meel fadhiya oo aan jilibka soo gaarin.

0

majaraaf

m dh

Eeg: masharaaf

0

majarafad

m dh (-do, m.l)

Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oosida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.

0

majarahaye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Qof, wax hoggaamintiisa loo xil saara.

0

majare

m l (-rayaal, m.l/dh)

1. Dhabbe ama xariiq maraakiibta ama dayuuradaha lagu wado. 2. Waddo la maro. 3. 32 xariiqood ee ku yaal diiradda dusheeda middood.

0

majarroggasho

m dh

Eeg: manjarrogasho

0

majarrogo

f mg3 (-gtay, -gatay)

Eeg: manjarrogo

0

majarroor

m l

Eeg: manjarroorid

0

majarroori

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: manjarroori

0

majarroorid

m dh

Eeg: manjarroorid

0

majarroorin

m dh

Eeg: manjarroorin

0

majarroorsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: manjarroorsan

0

majarroorsanaan

m dh

Eeg: manjarroorsanaan

0

majarroorsanaansho

m l

/dh ld manjarroorsanaan.