Qaamuuska Asalka
meher
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2. Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.
Erayo la-mid ah
meheradHawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.meheradlaaweQof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.meheriNaag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.meherinld maharin.meherkahorreysIlmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan,…mehersanKu m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.mehersanaanld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.mehersanaansho/dh eeg mehersanow. ld mehersanaan.

