Qaamuuska Asalka
meherad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.
Erayo la-mid ah
meher1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2…meheradlaaweQof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.meheriNaag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.meherinld maharin.meherkahorreysIlmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan,…mehersanKu m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.mehersanaanld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.mehersanaansho/dh eeg mehersanow. ld mehersanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
