Qaamuuska Asalka
meherkahorreys
(-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.
Erayo la-mid ah
meher1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2…meheradHawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.meheradlaaweQof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.meheriNaag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.meherinld maharin.mehersanKu m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.mehersanaanld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.mehersanaansho/dh eeg mehersanow. ld mehersanaan.

