Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

meheradlaawe

(-wayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.

Erayo la-mid ah

meher1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2…meheradHawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.meheriNaag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.meherinld maharin.meherkahorreysIlmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan,…mehersanKu m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.mehersanaanld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.mehersanaansho/dh eeg mehersanow. ld mehersanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms