Qaamuuska Asalka
mahadnaq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.
Erayo la-mid ah
mahabe1. Weel aan biyaha ka dusaynin. 2. Ciid aan si fudud biyaha …mahabeDhadhaabaha aan shirqadaha lahayn oo aan biyaha gudbin: tusa…mahadWanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.mahadceliU m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.mahadho1. Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin. 2. Sheek…mahadiCid abaal ay gashay u shugriyid.mahadinld mahadis.mahadniqidld mahadnaq¹ (2), mahdnaqid.

