Qaamuuska Asalka
mahadho
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin. 2. Sheeko.
Erayo la-mid ah
mahabe1. Weel aan biyaha ka dusaynin. 2. Ciid aan si fudud biyaha …mahabeDhadhaabaha aan shirqadaha lahayn oo aan biyaha gudbin: tusa…mahadWanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.mahadceliU m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.mahadiCid abaal ay gashay u shugriyid.mahadinld mahadis.mahadnaq1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2.…mahadnaqU/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jee…

