Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

majabe

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid. 2. M. ah: aan jabin; aad u adag.

Erayo la-mid ah

majaajilleeMajaajillo samayn. ld majaajilee.majaajilleynld majaajileyn.majaajilloEreyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld ma…majaajilloo(riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.majaajilloodld majaajillood.majagororsanaansho/dh ld manjagororsanaan.majalladWargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin…majallad.ld maqaal, maqaalo.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms