Qaamuuska Asalka
majallad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.
Erayo la-mid ah
majaajilleeMajaajillo samayn. ld majaajilee.majaajilleynld majaajileyn.majaajilloEreyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld ma…majaajilloo(riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.majaajilloodld majaajillood.majabe1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeya…majagororsanaansho/dh ld manjagororsanaan.majallad.ld maqaal, maqaalo.

