Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

meherso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Naag meher ku xirad. ld maharso.

Erayo la-mid ah

meher1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2…meheradHawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.meheradlaaweQof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.meheriNaag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.meherinld maharin.meherkahorreysIlmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan,…mehersanKu m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.mehersanaanld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms