Qaamuuska Asalka
majarafad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oosida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
Erayo la-mid ah
majaajilleeMajaajillo samayn. ld majaajilee.majaajilleynld majaajileyn.majaajilloEreyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld ma…majaajilloo(riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.majaajilloodld majaajillood.majabe1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeya…majagororsanaansho/dh ld manjagororsanaan.majalladWargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin…

