Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

manjagorori

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.

Erayo la-mid ah

manjabbaxsashold majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.manjabbaxsoSocod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mija…manjagoror1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.manjagororTaagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror²,…manjagororidld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororidmanjagororinld majagoririn, mijagororin, minjagororin.manjagororsanCid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsa…manjagororsanaanld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms