Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

manjabbaxso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.

Erayo la-mid ah

manjabbaxsashold majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.manjagororTaagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror²,…manjagoror1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.manjagororiLugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.manjagororidld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororidmanjagororinld majagoririn, mijagororin, minjagororin.manjagororsanCid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsa…manjagororsanaanld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms