0

murugeyn

m f dh

Eeg: murugee

0

murugeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Cid wax murugo hayso ahaansho.

0

murugeysnaan

m f dh

ld murugeysnaansho.

0

murugeysnaansho

m l

/dh ld murugeysnaan.

0

murugo

m dh (-ooyin, m.l)

(1).

0

murugoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Murugo dareemid. ld murgoo.

0

murugood

m f dh

ld murgood.

0

murugsad

m l

Eeg: murudsasho

0

murugsan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Xarig iwm wax murgey ahaansho. 2. Wax murug hayso ahaansho.

0

murugsanaan

m f dh

ld murugsanaansho.

0

murugsanaansho

m l

/dh eeg murugsanow. ld murugsanaan.

0

murugsanow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Wax murugsan ahaansho.

0

murugsasho

m f dh

Eeg: murudsasho

0

murugsato

m dh

Eeg: murudsato

0

murugso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: murudso

0

muruq

m l (-qyo, m.dh)

Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).

0

muruq-diillimaysan

m l (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.

0

muruq-iraadi-ah

m l (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.

0

muruq-iraadla'

m l (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukuminmusallif¹ rabitaan, laakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq.

0

muruq-miiqle

m l (-layaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheer, mid walibana wuxuu leeyahay bu'o badan, muruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta.

0

muruq-roor

m l (-ryo, m.dh)

(daaw.) Muruq iskuroor xoog weyn oo dhici kara ama cudur guud ahaan jirka saameeya sida: curyaamidda muruqa koogsan. Ama meel kooban ee jirka xaalad xanuun badan awgeed.

0

muruq-sisiban

m l (-no, m.dh)

(c.nafl.) Muruq waxqabadkiisa aan la xukumi karin, xukunkiisu waxa uu hoos yimaadaa habdhiska dareenwadka dhexe. Muruq iraadla' oo ka kooban unugyo dhaadheer oo qaab toobin oo kale ah oo aan miiqnayn. Unugyadaas waxa loo helaa keli keli, kooxo ama waxay ku fidsanyihiin maqaarka, waxay ku wareegsanyihiin gummudka timaha, waxa kale oo laga helaa marinka dheefshiidka, marinka hawada, marin kaadi taranka iyo habdhiska wareegga dhiigga.

0

muruqmaal

m l

Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.

0

muruqmaalid

m dh

Shaqo gacmeed.

0

muruqxanuun

m l (-qyo ..., m.dh)

(daaw.) Iskuroorid muruq iyo xanuun muddo dheer socda.

0

murux

m l

1. Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday. 2. M. ah: qof qaawan. 3. M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.

0

muruxsan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Wax la murxiyey ahaansho. 2. Wax qaawan ahaansho.

0

muruxsanaan

m f dh

ld muruxsanaansho.

0

muruxsanaansho

m l

/dh ld muruxsanaan.

0

murwee

f g2 (-weeyay, -weysay)

Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.

0

murweyn

m f dh

ld marweyn.

0

murweysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.

0

murweysnaan

m f dh

ld marweysnaan, marweysnaansho, murweysnaansho.

0

murweysnaansho

m l

/dh ld murweysnaan.

0

murwo

m dh

1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.

0

murxi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.

0

murxid

m f dh

ld murux¹ (4).

0

murxin

m f dh

Eeg: murxi

0

mus

m l (-sas, m.l)

1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.

0

musaafur

m l

Eeg: masaafir¹

0

musaafuri

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: masaafiri

0

musaafurid

m dh

Eeg: masaafirid

0

musaafurin

m dh

Eeg: masaafirin

0

musaafuris

m l

Eeg: masaafirin

0

musaafursan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: masaafirsan

0

musaafursanaan

m dh

Eeg: masaafirsanaan

0

musaafursanaansho

m l

/dh ld masaafirsanaan.

0

musaafursanow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Eeg: masaafirsanow

0

musallad

m l (-dyo, m.dh)

Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.

0

musalladnimo

m dh

Musallad ahaansho.

0

musallaf

m l

Eeg: musallif¹

0

musallafi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: musallifi

0

musallafid

m dh

Eeg: musallifid

0

musallafin

m dh

Eeg: musallifin

0

musallafnimo

m dh

Eeg: musallifnimo

0

musallafsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: musallifsan

0

musallafsanaan

m dh

Eeg: musallifsanaan

0

musallafsanaansho

m l

/dh ld musallifsanaan.

0

musallif

m l

Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.

0

musallifi

f g2 (-iyay, -isay)

Qof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.

0

musallifid

m f dh

ld masallafid, musallafid.

0

musallifin

m f dh

ld masallifin, musallafin.

0

musallifnimo

m dh

Musallif ahaansho. ld musallafnimo.

0

musallifsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.

0

musallifsanaan

m f dh

ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan.

0

musallifsanaansho

m l

/dh ld musallifsanaan.

0

musannif

m l (-fiin/-fyo, m.dh)

Qof wax curiya.

0

musannifnimo

m dh

Musannif ahaansho.

0

musaraar

f mg1 (-ray, -rtay)

Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².

0

musaraarid

m f dh

ld musaraar¹ (1), musareer¹, musareerid, musuraar¹

0

musaraarsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.

0

musaraarsanaan

m f dh

ld musaraarsanaansho, musareersanaan.

0

musaraarsanaansho

m l

/dh ld musaraarsanaan.

0

musareed

m l

Xerada ariga aaggeeda.

0

musareen

m l (-nno, m.dh)

1. Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed. 2. Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.

0

musareer

m l

Eeg: musaraarid

0

musareerid

m dh

Eeg: musaraarid

0

musareersan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: musaraarsan

0

musareersanaan

m dh

Eeg: musaraarsanaan

0

musareersanaansho

m l

/dh ld musaraarsanaan.

0

musbaar

f g1 (-ray, -rtay)

Eeg: musmaar²

0

musbaaran

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: musmaaran

0

musbaarasho

m dh

Eeg: musmaarasho

0

musbaarid

m dh

Eeg: musmaarid

0

musbaarnaan

m dh

Eeg: musmaarnaan

0

musbaarnaansho

m l

/dh ld musmaarnaan.

0

musbaaro

f g3 (-rtay, -ratay)

Eeg: musmaaro

0

musbaax

m dh

Eeg: misbaax

0

mushaalli

m dh

Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.

0

mushaalliyee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.

0

mushaalliyeyn

m f dh

ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.

0

mushaar

m l (-rro, m.dh)

Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.

0

mushaari

m dh

Eeg: mushaalli

0

mushaariyee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Eeg: mushaalliyee

0

mushaariyeyn

m dh

Eeg: mushaalliyeyn

0

mushaaro

m dh

Eeg: mushaar

0

mushaax

f mg1 (-xay, -xday)

Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.

0

mushaaxid

m f dh

ld mushaax¹ (2).

0

mushkilad

m dh (-do/mashaakil, m.l)

Dhib aad u weyn. ld mushkilo.

0

mushkilo

m dh

Eeg: mushkilad