Qaamuuska Asalka
musallifsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld musallifsanaan.
Erayo la-mid ah
musaafursanaansho/dh ld masaafirsanaan.musalladQof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.musalladnimoMusallad ahaansho.musallafsanaansho/dh ld musallifsanaan.musallifQof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musalla…musallifQof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masa…musallifiQof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.musallifidld masallafid, musallafid.

