Qaamuuska Asalka
musallifi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.
Erayo la-mid ah
musaafursanaansho/dh ld masaafirsanaan.musalladQof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.musalladnimoMusallad ahaansho.musallafsanaansho/dh ld musallifsanaan.musallifQof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musalla…musallifQof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masa…musallifidld masallafid, musallafid.musallifinld masallifin, musallafin.

