Qaamuuska Asalka
mushkilad
(-do/mashaakil, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhib aad u weyn. ld mushkilo.
Erayo la-mid ah
mushaalliCunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey…mushaalliyeeBadar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.mushaalliyeynld mishaariyeyn, mushaariyeyn.mushaarLacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, mu…mushaaxSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.mushaax1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld musha…mushaaxidld mushaax¹ (2).mushqaayadHanti yar oo la siiyo qof hawl qabtay.

