Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mushaalliyee

(-yeeyay, -yeysay)
Falg2

Macnaha

Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.

Erayo la-mid ah

mushaalliCunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey…mushaalliyeynld mishaariyeyn, mushaariyeyn.mushaarLacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, mu…mushaax1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld musha…mushaaxSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.mushaaxidld mushaax¹ (2).mushkiladDhib aad u weyn. ld mushkilo.mushqaayadHanti yar oo la siiyo qof hawl qabtay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms