Qaamuuska Asalka
mushaalli
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
Erayo la-mid ah
mushaalliyeeBadar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.mushaalliyeynld mishaariyeyn, mushaariyeyn.mushaarLacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, mu…mushaax1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld musha…mushaaxSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.mushaaxidld mushaax¹ (2).mushkiladDhib aad u weyn. ld mushkilo.mushqaayadHanti yar oo la siiyo qof hawl qabtay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
