Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mushaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.

Erayo la-mid ah

mushaalliCunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey…mushaalliyeeBadar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.mushaalliyeynld mishaariyeyn, mushaariyeyn.mushaax1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld musha…mushaaxSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.mushaaxidld mushaax¹ (2).mushkiladDhib aad u weyn. ld mushkilo.mushqaayadHanti yar oo la siiyo qof hawl qabtay.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms