Qaamuuska Asalka
masaafir
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².
Erayo la-mid ah
masaabaxnaansho/dh ld masaamaxnaan.masaafeeNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm)…masaafeysoNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm)…masaafiriDalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaa…masaafiridld masaafurid, musaafurid.masaafirinld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.masaafirsanQof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, mus…masaafirsanaanld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
