Qaamuuska Asalka
muruq-miiqle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheer, mid walibana wuxuu leeyahay bu'o badan, muruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta.
Erayo la-mid ah
murudCaano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weā¦murudsashold mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad.murudsatoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsā¦murudsoSubag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mā¦murug1. ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo. 2. ld murud.murug1. Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid. 2. Arrin iwm wax aanā¦murug1. Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta. 2. Isku marmiddā¦murugeeCid murugo gayeysiin.

