Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murudso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.

Erayo la-mid ah

murudCaano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka we…murudsashold mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad.murudsatoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugs…murug1. Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta. 2. Isku marmidd…murug1. ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo. 2. ld murud.murug1. Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid. 2. Arrin iwm wax aan…murugeeCid murugo gayeysiin.murugeysanCid wax murugo hayso ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms