Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murud

MagacLafdheeri

Macnaha

Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug² (2), mudur.

Erayo la-mid ah

murudsashold mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad.murudsatoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugs…murudsoSubag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld m…murug1. Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta. 2. Isku marmidd…murug1. ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo. 2. ld murud.murug1. Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid. 2. Arrin iwm wax aan…murugeeCid murugo gayeysiin.murugeysanCid wax murugo hayso ahaansho.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms