Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mus

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.

Erayo la-mid ah

musaafursanaansho/dh ld masaafirsanaan.musalladQof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.musalladnimoMusallad ahaansho.musallafsanaansho/dh ld musallifsanaan.musallifQof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masa…musallifQof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musalla…musallifiQof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.musallifidld masallafid, musallafid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms