Qaamuuska Asalka

muruq-diillimaysan

(-qyo ..., m.dh)
MagacLafdheeri

(c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiin, waxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeed, maxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafaha; waxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa.