Qaamuuska Asalka

musmaar

(-rro/masaamiir, m.dh)
MagacLafdheeri

Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.